📚BUUGA- SEESKA FALSAFADA
BUUGAN OO HADA DABKA LAGA SOO QAADATAY QORAAGA AYAA IDINLA WADAAGNAY.
HORDHACA DHIGANAHA.
Falsafada oo ah maado ama aqoon marka la soo hadal qaado somalida agtooda xaaraan ka ah oo aanay jeclaysan barashadeeda ama gudo gelideeda ayuu buugani si kooban uga war bixinaya waxa ay tahay iyo muhiimadaha ay leedahay.
Akhris Wacan
0 Comments